Somaliland: “Waxa Jirtay Wakhti Ay Dekedda Berberi Ka Qiimo Badnayd Dubai, Oo Ka Horumarsanayd Oo Ka Qurux Badnayd” Wasiir Maxamuud Xaashi.

0
769

Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si faahfaahsan uga hadlay muhiimada uu heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta dekedda berbera