Somaliland: ‘‘Dabbaal Degga Doorashada Madaxweyne Geelle Waanu Ka Midaysannahay’’ Faysal Cali Waraabe

0
716

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee CID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dabbaal degga guusha madaxweyne geelle ee doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi jabuuti