Somaliland: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqo La’aan Haysata Dhalinyarada Somaliland Ee Sababtay Inay Badaha Isku Tuuraan

0
769

Xildhibaan Nac Na coo kamida mudanayaahsa golaha wakiilada Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay shaqo la’aan baahsan ee haysta dhalinyarada somalilad ee sababtay inay dhalinyaradu isku turaan badaha oo y u tahriibaan.

Waxaana uu xildhibaan Nac Nac shirkada iyo goobaha ganacsi ugu baaqay ina dhalinyarada u sameeyaan shaqo abuur.