“Waxaan Go’aansaday Inaan Siyaasadda Dhex Ka Noqdo Illaa Inta Uu Xisbigii UDUB Saaxadda Ku Soo Noqonayo” Cismaan Hindi

0
855

Siyaasi Cismaan Cabdillaahi Cigaal oo ka mid ahaa xisbigii saaxadda siyaasadda ka baxay ee UDUB ayaa sheegay inuu siyaasadda dhex ka yahay maadaama uu xisbigiisii burburay.